Wafti oo hoggaminayo Gudomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta gaadhay magalaada Fiq ee xaruunta gobolka Nogob. Booqashada oo siwayn ay uga soo Qayb galeen dadwaynihii magalaada Fiq kudhaqnaa ayaa muujiyay rabitaanka ay uqabaan halganka iyo madaxda ONLF waxayna si aan laqiyaasi karin umuujiyeen shucuur tooda.

Hoos Ka Daawo