Mudane Maxamed Cumar Cismaan oo guddomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO/ONLF) ayaa maanta magalaada Asmara waxuu kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Waa kulankii labad o dhex maray Admiral Maxamed Cumar Cismaan iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo kadib markii ay 30-kii bishii July ee sanadkan ayaa Madaxweyne Farmaajo iyo Admiral Maxamed Cumar Cismaan kulankii ugu horreeyay ku yeesheen isla magaalada Casmara.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa hal sano ka hor ONLF waxaay sii sharci darro ku dartay liiska argagaxisada, kadib markii ay Cabdikareem Sheekh Muuse Qalbi Dhagax u gacaan geliyeen cadowga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.