Barlamaanka Ismaamulka Tigreega ayaa maanta uu codayay in degaanka Tigreega doorashada lagu qabta xiligiga lagula talagalay.

Ariintan ayaa yimiid kadib markii Kooxda TPLF  diiday damaca ra’isul wasaaraha Abiy Axmed ee uu ku doonayo in markii labad dib ugu dhigo doorashada.

Isniintii waxaa is casishay, Keria Ibrahim oo kasoo jeedo qomiyada Tigeega oo aheyd guddoomiyaha aqalka sare iyo xubin muhiim ah oo ka tirsaneyd Tigray People Liberation Front (TPLF)

Jabhada TPLF ayaa xukunka Itoobiya qabsatay 1991-dii, waxaana iska heystay Tigray ilaa uu yimid Abiy Axmed oo Oroma ah, hadda Tigray  waxaa ay doonayaan inay fashiliyan xukuumada Abiy Ahmed, mana ogola in fursad waqti kororsi ah ay siiyaan maamulka Abiy Ahmed.