Tadoobo ruux ayaa sakaay meydadkooda laga helay kaniisd ku yallo tuulada Dibibisa oo hoos imaado degmada Adama oo katirsan bariga gobolka Shewa ee ismamuulka Oromada siida ay sheegan idacaada DW Germany ee laanta Axmaarada.

Tesfaye Etana oo ah Taliyaha Booliska u qabilsan degmada Adama ayaa sheegay lix kamid tadaabada meydka la helay ay yihiin haween iyo kan kale u yahaay nin, wuxuuna sii sheegay dadka dhintaay ay weli xitaa gariin 20 sano siidi ay hadalka u dhigeen idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Weli lama ogow sababta ay dadkan u dhinteen, waxaana la sheegay inay hayaadaha amaanka wadaan baritaan ku aadan meydadka laga helay Kaniisada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.