Wararka naga soo gadhaay gobolka Doolo gar ahaan degmada Galxamur ayaa sheegaya in guddomiye cusub loo magacabay degaankaasi ee Galxamur.

Siidi ay xaqjiyeen masuliyiin katirsan mamuulka gobolka Doolo oo la soo xidhiidhay Halgan Media, waxaa guddomiyaha gobolka Doolo loo magacabay Cabdalla Cabdiwahid oo ah shaksi aad Ugu dhow guddomiyaha gobolka Doolo Cabdinasir Cabdulle.

Guddomiyaha gobolka Cabdinasir Cabdulle oo ah qof tacadiyo badan ka geystaay degaanka ayaa wada qorsha oo ah in dadka u dhow u magacaabo xiliil iyo jeegad muhiim siidi u toolkiss ka fa’dieysteen fursada u maanta heysto.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.