Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi  Raajicuun, waxaa magaalada Goday ee Xaruunta gobolka Shabelle ku geeriyooday Alle Ha Unaxariistee Halgame Cabdinuur Maxamed Soyaan.

Halgame Cabdinuur Maxamed Soyaan ayaa kamid ahaa dadka ku magacaweyn Halganka soo maray shacabka Somalida Ogadenia.

Bahda Halgan Media waxay tacsi udiraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay Halgame Cabdinuur Maxamed Soyaan, waxaana ilaahay uga baryaynaa in uu kitaabkiisa midigta kasiiyo. Aamiin aamiin.

Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun.