Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Nogob ayaa sheegaya in Ciidanka Wayaanaha ay Jidh dil xun ugu gaysteen haween kunool magalaada Fiq.
Hooyadan oo lagu magacaabo Xawa Maxamed ayaa hada dhaqtarka joogta, kadib markii ay ciidamada gumeysiga itoobiya si xun uu jidh dileen.
Shacabka Ogadenia ayaa waxay la kulmaan falal argagax badan oo kaga imaanaya cadowga gumeysiga ah ee xasuuqa iyo dhibaatada ku haya dadka shacabka ah.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.