Sida aan xogta kuhelayno shabakada Halgan Media waxaa loo xaqijiyay in gabadh Soomaaliyeed oo kasoo jeedo gobolka Fafaan, lana yidhaahdo Saxarla Cabdullahi Bahdoon oo loo magacabay Wasiirka Caafimadka kadib markii uu xilka iska casilay Amir Aman oo kasoo jeedo qomiyada Axmaraada.

Saxarla Cabdullahi waa Somalida labad oo Tariikhda soo maraay oo xil ka qabtay dowlada Federalka Itoobiya, waxaa kaliye ka horayay Wasiirka Maliyaada ee Ahmed Shide.

Saxarla Cabdullahi Tariikhdeeda, iyo wixii kilafaay Dowlada Federalka inay Haween Soomaaliyeed u magacabaan wasiirka Caafimadka waan kula wadaagi doona mar dhow hadi ilahay idmo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.