Hogaanka Nabadgalyada Maamulka iyo Cadaalada ee Ismamuulka Somali Galbeed, Xuseen Xaashi qaasim iyo wafdigii uu hogaaminayay oo haatan ka degay degmada Feer-Feer ee gobolka Shabelle.
Hogaanka ayaa lagu wadaa in uu galo hawsha dilkii ka dhacay Abaaleey oo ka tirsan degmada Feer-Feer. Malmihii laso dhafay waxa ka dhacay dilal iyo dhibatoyin aad ufolxun.
Hoganka nabad galyada aya dhawan waxuu aaday deganka canfrta asago kala so hadlay dhulkii sida sharci darada ah lo siiyay deganka iyo sidi xal wara logagadhi laha
Halgan Media.