Wararka nagasoo gaadhay magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in hooyo 76 jir ah laxidhay iyo jidh dil badan loo gaystay.

Duqdan ayaa lagu magacaaba Caasho Sugaale Aw Cabdullahi. Duqdan oo jidh dil badan kamuuqdo ayaa hada kujirta xabsiga magalaada Wardheer. Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa laba jibaaray laynta, dhaca iyo bahdilka shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.