Wararka nagasoo gadhaay galbeedka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka ee mamuulka Benshangul ayaa maanta howlgallo ka sameeyay degaano badan katirsan gobolka Benshangul.

Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay Ciidamadu ka sameeyeen dhanka xaduudka ay gobolka Benshangul laleyihiin gobolka Oromada.

Qaar ka mid ah Saraakiisha ammaanka ee gobolka Benshangul ayaa sheegay u jeedka howlgalladaasi ay ahaayeen kuwa lagu xaqiijinayay amniga.

Ariintan wuxuu imiid kadib markii qarax xoggan ka dhacay jidka udheexeyo tuulada Assosa iyo Tongo. Ugu yaraan 10 qof ayaa dhiintay iyo 8 kale dhawaac ayaa garaay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.