Wararka laga helayo Degmada Qalaafe ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya in xalay ila maanta laga wada baadhitaan, iyadoo lagu soo rogay bandow dhinac walba ah.

Wararka ayaa sheegaya in u jeedka howlgalladaasi uu ahaa kuwa looga hortagayey Kontraband Iyo hubka nucyadisa kala duwan.

Ciidamada ayaa baaraya Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee isticmaalaya Isgoysyadaasi, iyadoo intaa lagu darayo in magalada Qalaafe wax kabixi iyo waxsoogali toona jirin xalay ila maanta.

Xiriiro aan la sameynaya saraakiisha laamaha ammaanka ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan howlgalladaasi.

Wixi kasoo kordha kala soco wakalada wararka ee Halgan Media.