Warar gor dhow nasoo gartaay ayaa sheegaya in ciidamada amaanka oo ka howlgallo Ismaamulka Gambella ay gacaanta ku dhigeen hub aad u farabadan.

Siida ay sheegen ismamuulka Gambella xili ay la hadlayeen warbahiinta, waxaay ciidamada amaanka qabteen gaadhi u wataay 18 Qori nuuca loo yaqaano Ak-47, waxaana xabsiga loo taxaabay Darwaal-ka gadhiga.

Hoos ka daawo Sawiirada.