Sida ay wararku nagu soo gaareen Halgan Media, booliska federalka ayaa gacanta ku dhigay hub iyo dhar ciidan oo sharci darro ah xili ay Booliska Federalka howl gallo ka wadeen magaalada Addis Ababa.

Waxaana la sheegay inay booliska federalka gacanta ku soo dhigeen 5 qof oo lala xidhiidhiyey hubka iyo dharka ciidan ee la helay iney ku lug leeyihiin.

Magalaada Addis Ababa iyo guud ahaan deegaanada hoos imaado Gumaysiga Itoobiya waxaa ka jiro xaalad cakiran oo la mid ah xiligii kala guurka ah oo soo maray dalka la orin jiray.

Hoos ka daawo Sawiirada laga helay hubka iyo dharka la qabtay.