Wararka nagasoo gaadhaya galbeedka gobolka Gonder ee ismaamulka Axmaraada Ayaa Sheegaya in la qabtay hub iyo madafic kadib markii ay ciidamada amaanka ay bareen qar kamid guryaha shacabka.

Hubka la qabtay waxaa kamid Madafiicda Dhufayska, Basuuke, Qoryaha AK-47 iyo BKM. Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay cabasho xoogan oo dhinaca amniga, ariintan ayaa keenay inay ciidamada Amanka howlgallo ka fuliyaan degaanada kala kuduwaan oo katirsan Ismaamulka Axmaraada iyo sidaas ayaa hubka la qabtay siidi ay sheegan warbahiinta Amhara Mass Media Agency (AMMA)

Dhamaan dalka Itoobiya ayaa waxaa kuso bataay hubka noocyadiisa kala duwan ee sida Qarsoodiga ah wadanka lagusoo galin hayo. Kala gudbinta hubka noocyadiisa kala duwan sida sharci daradaha wuxuu ku cadaayna inuu xalada dalka faraxa kabaxay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.