Wararka nagasoo gadhaya gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegaya inuu khadka iyo isgarsiinta weli ka maqan yahaay galbeedka Oromia.

Makiliiaha shirkiida Ethiopia Telecom oo wareysi kooban siiyay idacaada BBC ee laanta Axmaraada ayaa sheegay inuu weli isgarsiinta ka maqaan yahaay galbeedka Oromia, waxaayna sheegen maa jiro qorsho lagula talagalaay in isgarsiinta loo soo ceeliyo degaanadas.

Bilooyinka u dambeysay waxaa dagaal fool ka fol kasocday galbeedka Oromia u dhaxeeyo ciidamada Itoobiya Iyo Jabhada Oromo Liberation Army (OLA) oo ah Qaybta ka Go’aay Jabhada Oromo Liberation Front (OLF), waxaayna ciidamada Dowlada howlgallo xoogan ka wadeen degaanadasi ee galbeedka Oromia.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.