Ismaamulka Tigreega ayaa shir deg deg ku qabtay magalaada Mekelle ee gobolkaasi ku aadan cudurka Coronavirus oo aad ugu faafay gudaha Itoobiya.

Waxaayna Ismaamulka Tigreega go’aansaden in xukuunka deg deg ah lagu dhawaaqay degaankooda gudahiisa 26ka biisha March ayaa laga sii daara sedax bil kale siida ay sheegan idacaada Ethiopian Broadcasting Corporation (EBC) oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Go’aankan ay ku dhawaaqen Tigreega mana jirin ciid la tashaday xukuumada Abiy Ahmed, taas oo cadaaynayo inay Dowlada Federalka wax awood ku laheen Ismaamulka Tigreega.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.