Ismaamulka Gambella oo ku yallo Koonfur galbeed ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay cafis u fidiyeen maxabiis siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Siida ay wararka u dhigeen idacaada FANA, Ismaamulka Gambella waxaay xabsiyaada kala duwaan ku yallo degaankas kasi deynayaan 81 maxabiis oo xirna dembiyaal kala duwaan.

Go’aankan ayaa la sheegay inuu ahay mid lagu talagaalay siidi lagu hor imaado cudurka Coronavirus oo ku fafaay gudaha dalka, madaamu xabsiyada kamid yihiin meelaha u fuduud oo cuduraha ku fafaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.