Israsaaayn kooban oo ka dhacay magalaada Addis Ababa udheeyo ilaalada Bangiga Enat oo ku yallo xafaada Bole ee magalaada Addis Ababa ayaa sababay inuu laba ruux ku dhintaay siida ay sheegan idaacada FANA oo Ku hadasho afka dowlada Itoobiya

Jenber Tfrea oo ah masuulka u qabilsan Bangiga ayaa sheegay inuu rasaasta bilaabay kadib markii labada ruux oo Bangiga ilaalinayeen ay murmeen, kadibna labada waay ku dhinteen dagaalka siidi ay wararka u dhigeen idacaada FANA

Waxaayna sheegen inuu hayaada amaanka wada baritaan ku adaan wixi keenay dagaalka u dhaxeyo labada dhinac oo dagaalamay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.