Wararka nagaa soo gadhaay gobolka Sitti ayaa sheegaya inuu xiisad xoogan ka tagaan yahaay degmada Garbo Ciise oo udhexeeyo dadka degaanka Iyo maleeyshiyaadka Canfaarta.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u sheegay inay hada labada dhinac is hor fadhiyaan oo kala shacabka Soomaaliyeed Iyo Maleeyshiyaadka Canfaarta waxaana laga cabsi qaaba inuu dagaal ka qarxo degaanka.

Xiisadan ayaa yimiid kadib markii Xalaay ay Maleeyshiyaadka Canfaarta weerar ku qadeen tuulo hoos yimaado degmada Cadayti oo isla katirsan gobolka Sitti, waxaana weerark ku dhawaacmay hal Qof.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.