Dowlada itoobiya iyo imaraadka Caraabta ayaa saxiixay heshiish lagu talagalay inay iska kashadaan dhanka Amniga iyo la dagaalanka argagxiisada siidi ay sheegen idacaada FANA oo Ku hadasho Afka dowlada Itoobiya

Kulaanka u dhaxeeyay labada dhinac ayaa maanta ka dhacay magalaada Addis Ababa ee xaruunta dalka Itoobiya.

General Aden Mohamed oo kasoo jeedo Qomiyada Oromada ayaa matalayay dowlada Itoobiya sidoo kale General Hamad Mohammed Thani Al Rumaithi ayaa goobta joogay asaga oo mataalayo imaraadka

Kadib markii oo Abiy Ahmed la wareegay xukuunka waxa bilaabay inay dowlada Itoobiya kuso dhawaato dalalka Khalijka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.