Gumaysiga Itoobiya ayaa u magacawday maamulka Waqooyiga Soomaaliya oo la magac bahday Somaliland Qunsul cusub, kadib markii dhawaan la bedalay Qunsulkii hore .

Qunsulka cusub ee Itoobiya u magacowday Waqooyiga Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Shamsudiin Axmed Rooble, waana nin dabaqoodi oo kasoo jeedo dhulka Somalida ee Itoobiya gumaysato.

Tallaabadani ayaa imaaneysa, xilli isbedal cusub oo wada shaqeyn ah uu ka curtay dalalka Geeska Africa, kaas oo ay hor boodayso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.