Koox hubaysan oo katirsan Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front (OLF) ayaa laba qof kudilay degmada Amaro ee Koonfurta Itoobiya siide ay sheegen idacaada VOA qaybta Amharada.
Ciidama itoobiya oo kusugaan degaanada udhow degmada Amaro ayaa Jabhada OLF ku eedeyaay inay lug ku leyihiin dilalka loo geystaay dadka Beraleeda kudhaqaan degmada Amaro.
Khilaaf xoggan ayaa ka dheexeyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo Gumaysiga Itoobiya Iyo Jabhada OLF. Khilaaf ka udheexyo labada ayaa sababtay isku dhacyo.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.