Ilaa 14 Xisbi siyaasadeed ee kamid yihiin Jabhada ONLF iyo Jabhada Oromo Liberation Front (OLF) ayaa ku heshiiyey inay si wadajir ah  uga dhawaaqeen isbahaysi cusub la yira Alliance Multinational Democratic Federalism (AMDF) siidi ee sheegen wakalada Ogaden News Agency (ONA).

Waxa kale ee wakaalada Sheegtay sheegay inay ka wada shaqeyn doonaan sidii loo ilaaliyo Federalismka oo ah nidaamka kaliye lagu badbaadi kaaro jiritanka wixi la orin jiray Itoobiya.

Waxaana la sheegay inuu Gudoomiyaha isbahaysiga laga dhigay Dawuud Ibsa iyo ku xigeenka Cabdirahman Mahdi.

Doorashada Itoobiya ayaa dhow, wuxuuna dalka  galay xaalad adag waxaana marba marka ka danbaysa kasii daraysa xaalada Itoobiya iyo dadka siyaasada falan qeeyaan ayaa sheegay in isbahaysiga cusub ee Jabhada ONLF ku birtaay u yahaay tilaabo wanagsan oo lagu badbaadi kaaro nidaamka Federalismka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.