Wararka nagasoo gadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ee galbeedka Ogadenia ayaa sheegaya in shacabka magalaada Baki iyo nawaaxigeedu ay wadaan mudaharaadyo ay ku dideen yihiin gumeysiga itoobiya iyo canaasaiirta ushqaysa.

Laba qof ayaa kudhawacmay sida ay wararku sheegaysa. Idil Yusuf ayaa kamid dadka dhibaatada ay ugaysteen ciidamada gumeysiga itoobiya iyo dabaqodhiga uu adeegto gumeysiga.

Sedaxda bil udambayay galbeedka Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile waxaa kasocday kacdoon gumeysidiid ah oo lagu horjeedo dawlada itoobiya iyo mamuul kusheega Jigjiga fadiyo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.