Wararka nagasoo garaay magalaada Nairobi ayaa sheegaya in dowlada Kenya ay xirtay xaduud beenadka u dhaxeeyo dhulka Somalida ay Kenya Gumaysato loo yaqaano NFD iyo Jamhuuriyada Soomaaliya.

Mudo aan la cayimin ayuu xirnaan doonaa xadka, ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda Kenya, iyadoo intaasi ku dartay inay u furnaan doonto oo kaliya ciidamada howlgalka wada.

Xeritaankan xadka ayaa yimid todobaad kadib markii dowladda Kenya ay joojisay howlihii kalluumeysiga ee xeebaha ku dhaw Soomaaliya, sababo la xiriira dhinac amaanka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.