Waxaa Cilad ku timid Qadka Internetka ee Koonfurta Soomaaliya waxaana Go’ay adeegsigii Internetka.

Wararka Naga soo gaaraya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Cable bada mara inay cilad soo Gashay taas oo la ogayn marka la cilad saarayo.

Isticmaalka Internetka ayaa Soomaaliya aad ugu badan iyadoo loo isticmaalo Ganacsiga, Adeega social Media, Caafimaadka iyo Waxbarashada.

Wararkeena dambekala socda warar dheeread ah.

Halgan Media.