Wararka laga helayo Waqooyiga Itoobiya gar ahaan Ismaamulka Tigreega ayaa sheegay inuu khilaaf xoogan dhex maray Jabhada Tigray People’s Democratic Movement (TPDM) iyo Dowlada Federalka Itoobiya (OPDO).

Jabhada TPDM waxay sheegeen inay ururka OPDO  iyo xukuumada Abiy Ahmed farageliin xoogan kuhayaan gobolka Tigreega iyo inay dowlada federalka Itoobiya (OPDO) hor istageen siday ay Jabhada TPDM howlaha siyaasada qaban lahaayeen.

Sidoo kale Jabhada TPDM waxaay Dowlada Federalka Itoobiya (OPDO) ku eedeyen inay Oromo OPDO dooneysay inay Tigray People’s Democratic Movement (TPDM) u shaqeeyaan siidi ay OPDO gacaanta ku dhigaan gobolka Tigreega.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.