Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay xadka udheexeyo Waqooyiga Soomaaliya Iyo Ogadeniya gar ahaan Kantroolka Wajaale ku qabtay lacag dhan ah 1.5 milyaan dollar (Hal milyaan iyo badh dollar)

Warbahiinta FANA ee ku hadasha afka Dowlada Itoobiya ayaa xalay baahisay in ciidamada Itoobiya ee Kantroolka Wajaale ku qabteen lacag dhan 1.5 Milyaan dollar, waxaanay idacaadu intas ku dartaay in sidoo kale la qabtay Dahab miisaankiisu yahay 7 kilogram.

Dadka lagu qabtay lacagta iyo Dahabka ayay idacaada sheegtay in Xabsiga loo taxaabay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.