Wararka naga soo garaay gobolka Doolo gar ahaan degmada Lahelow ayaa sheegaya markii ay tariikhda aheed 20/9/2019 ciidanka Liyuuga ay gacaanta ku dhigeen gaadhi wada alaab kontrabaand

Ilo degaanka ah ayaa sheegay in gaadhi ay sarnaayen 4 ruux oo hubeysan iyo darwaal ayaa kasoo gudbay xadka Soomaaliya, kadibna dadka shacabka ku dhaqaan duleedka degmada Lahelow ayaa arkay gadhi oo sarnaay 4 ruux oo hubeysan

Kadib warka wuxuu garaay ciidamada Amaanka ee Liyuu Booliska, ayaga oo isla markii daba galaay gaadhiiga

Raaga hubeysanay sarnaay gadhiga ayaa gadhiga ka booday markii ay Liyuu Booliska daba galeen, kadibna goobta ka baxsadeen siidi ay xaqijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahaay

Liyuu Booliska ayaa gacaanta ku dhiigay Gaadhiga iyo Darwaalka, waxaana gaadhiga laga helay rasaas iyo lacag aan tiradooda la shacaniin

Bilooyinka u dambeysay waxaa degaanada katirsan bariga gobolka Doolo kuso bataay Kontrabaand kula duwaan oo laga soo geliyo dalka Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.