Wararka nagaa soo gadhaay magalaada Addis Ababa ayaa sheegaya in kooxda OPDO ay shir ku Qabteen magalaada Addis Ababa.

Xubnaha katirsan OPDO ayaa la sheegay inay kahadleen wadaada oo Xisbiga kusocdo iyo siidi ay isku diyaariyaan Doorashada oo sosocdo sanadka 2020.

Sidoo kale waxa la sheegay inuu khilaaf soo dhex galaay kooxda OPDO oo kusabsaan isbeedalka laga samaaynayo EPRDF.

Qar kamid Xubnaha OPDO ayaa diidan in Xisbiyada kala duwaan ee dalka lagu darro EPRDF iyo qar kale ayaa tageerayo Qorshaha dowlada Federalka oo ahay in Xisbiyada dan la mideeyo iyo lagu darro EPRDF.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.