Wararka naga soo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inuu dagaalo ka dhacay tuuloyin ka Ismaamulka Benshangul oo xadka la wadaago Ismaamulka Axmaraada.

Ugu yaraan 8 qof ayaa dhintaay kadib markii kooxo hubeysan oo aan heybtood la garayniin weerar ku qaaden xero barakacyaal ku yallo xadka Beshangul-ka Iyo Axmaraada siida ay sheegan idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Waxaana la sheegay in isla goobta laga gubay sedax guri ay degnayaan dad barakacyaal, siido kale weli lama ogow ciida weerarka ka dambeyay siida ay wararka u dhigeen idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Mohamed Amdenil oo ah Guddomiyaha Booliska u qabilsan Ismaamulka Beshangul oo la hadlayay idacaada DW ee laanta Axmaraada ayaa sheegay inay kugu daba jiran kooxda oo falkan geystay.

Gud ahaan wixi loo yaqaano Itoobiya ayaa degnaasho laan ka jirto, taas waxaay keentay dagaalo iyo isku dhacyo oo gud ahaan qabsaday dalkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.