Wararka naga soo gaaraya magalaada Goday ee Xarunta gobolka Shabelle ayaa sheegaya inuu sedaxdii malin u dambeysay ay koronto la’aan ay ka jirtay magalada.

Koronta la’aanta ka jirta magalaada ayaa sameeyn ku yeladay bulshada sida ay sheegen dadka degaanka. Dhibaatoyinka ugu badan waxa kamid ah telfoonada dadka oo wada dansan madaam u jirin meel ay ku jaarki garestaan Mobile-ka

Mana jirto wax ay dadka cunta ku kulaystaan madaama ay korontada ka maqan tahay magalaada, qar kamida dadka ku dhaqan Goday waxey isku deyayaan in ay isticmaalan Matoor balse Matoorada yaala magalada ayaana ku filnen dadka deeganka.

Magalaada Goday waxay kamid tahay magaaloyinka ugu weyn degaanka Somalida, waxaana marar badan kadhaca koronto la’aan saameysa gebi ahaanba magalaada.

Halgan Media.