Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan xaruunta dhexe ee Jabhada Wadanga Xoreeynta Ogadenia ayaa waxaay sheegayaaan in laba wiil oo shacab ah latagtay laagta Ceelxaar ee magalaada Dhagaxbuur xaruunta gobolka Jarar.

Labadan wiil ay laagta latagay ayaa waxaa lagu aasay maydkoodi degmada Birqod, waxaana magacyaoodi nala sheega. Awal ow Cabdi Siyaad iyo Muxadiin Tamaan Carab. Waxaan ilaahay ugu baryaynaa in naxariistii jano ku waraabiyo labadaas sido kalana samiir iyo iimaan ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.