Wararka nagasoo gaadhaya Ogadenia gar ahaan magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele ayaa sheegaya in Labo wiil lagala baxay guryahooda.

Labadan will ayay ciidanka gumeysiga itoobiya xidhay. Halgan Media waxaay heshaay dhalinyarada magacyadooda.

  • Muhumed Khadar Xukun
  • Xadiis Sheekh Aadan

 

Maa cada waxa ila hada lagu haysto wiilasha, balse dhibaatada noocan oo kala ah ayaa marwalba ka dhacoo gudaha Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.