Wararka nagasoo gaadhaya tuulada Ceelweyne ee gobolka Nogob ayaa sheegaya in saaka shacabka tuulada lagu amray inayna guryahooda kasoo bixin.

Bandaawdan ayaa timid markii ay dhalinyarada tuulada garacen nin katirsan maleeyshiyaadka Liyuu Bolis oo qori laan tuulada ku dhex marayay.

Ciidanka gumeysiga itoobiya iyo maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa markay arkeen ninkii oo laa jidh dilay, waxay kusoo rogeen tuulada bandaw.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.