Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn uga dooday hawlgalka ay ciidamada Shisheeyaha ay ka wadaan Soomaaliya loo yaqaana AMISOM.

Qorsha kala-guurka kaas oo ah mid wadanka looga saarayo ciidamada Shisheeyaha jooga gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa laga hadlay arimaha la xiriira sidii loo dhisi lahaa ciidamo Soomaaliyeed oo u diyaarsan in ay amnigga kala wareegaan kuwa Amiso.

Ugu danbayn Golaha Amaaanka Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in muddo sagaal bilood ah ku kordhiyay waqtiga ay dalka joogayaan ciidammada Shisheeyaha , iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.