Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in xalay fiidkii laba wiil oo shacab ah lagu xidh xidhay xafaada afraaf ee magalaada Dhagaxbuur.

 

  • Khalil Aadan Dhogor
  • Ilkacase (oonaan magaciisa oo sedaxan wali helin )

Ayaa kamid shacabka xalay ciidanka gumeysiga itoobiya xabsiga utaxabeen. Wiilashan ayaa loogaystay jidh dil iyo dhibaato aad ubadan. Ilaahada lama garanayo sababta wiilashan loohaysto hasayeshee ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa dhaqan kadhigtay inay dadka iska xidh xidhan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.