Wararka nagasoo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in 24 sac u dambeyay 6 ruux laga helay cudurka Coronavirus siida ay sheegan idacaada waasaarada caafimadka.
Wasaarada caafimadka ayaa sheegay inu hada gud ahaan dalka ka jiro 35 qof oo cudurka qabo, waxaayna sheegen in Karaantil ay ku wadaan in ka badan 70 qof.
Cudurka Coronavirus ayaa ka faafay calaamka, wuxuuna sababay inay kumanaan dhintaan, waxaana laga cabsi qaaba hadi u cudurka ku Fafaao Itoobiya inay dad badaan u dhintaan.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.