Waraka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ay bilaabeen jarita dhirta iyo kaganacsiga dhuxusha kadib markii ay wayeen wax mushaharaada mudo 8 bilooda.

 

Xukuumada gumeysiga itoobiya ayaa gabi ahaanba joojisay gunadii yareed ee ay siin jirtay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ee dhaadhaanka u ahaa militariga gumeysiga itoobiya.

 

Meelaha ugu daran ee ay dhirta ka dabat kadayaan waxaa kamida gobalada Shabeeele iyo Nogob ee dalka Ogadenia.

 

Shacabka Ogadenia ayaa walaac kamuujiyay jarida dhirta iyo ganacsiga dhuxuusha ee ay maleyshiyaadka Liyuu Bolis bilowday.

 

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.