Wararka naga soo gadhaay gobolka Doolo ayaa sheegaya inay Liyuu Booliska xalay dhaq dhaqaaqyo xoogan ka wadeen qabalaha Qamuuda ee gobalkaasi  Doolo.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay in xalay ciidamo Liyuu Boolis farabadan lagu daadiyay qabalaha Qamuuda, markii ee aheed Afar sac iyo bar habeenimo, islamarkii ee dhaq dhaqaaqyo xoogan ka bilabeen, ayaga oo baraayo qar kamid gurahaya ku yallo qabalaha Qamuuda siidi ay shacabka hubka ka aruuriyan.

Degaanada iyo qabalaha kala duwaan katirsan gobolka Doolo waxaa ka jiray coolado mudda dheer socda oo u dhaxeeyo beelaha walaalaha oo ku dhaqaan gobolkaasi Doolo oo sababay dhimaasha iyo dhawaac.

Halgan Media waxaay la xidhidhay lamaha amaanka u qabilsan gobolka Doolo lakiin waay ka qabsadeen inay fafahiin ka bixiyaan howl gallo ay Liyuu Booliska xalay ka wadeen qabalaha Qamuuda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.