Wararka naga soo gadhaya gobolka Doolo ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ay qof shacab ku xidheen degmada Galaadi

Dad goobjoogyal oo la hadlay Halgan Media ayaa xaqijiyay inay Liyuu Booliska xidheen qof shacab oo aan waxba galabsaniin, kadibna u ka xeysteen xero ciidan ay Liyuu Booliska ku leyihiin degaanka Galaadi, waxaana magaciis nalu sheegay Fuad Cabdi Mire

Liyuu Booliska ayaa weli tacadiyo iyo dulmi ku haayo dadka degaanka, waxaana nasib darro ah inay mamuulka iska indha tirayaan dhibaatada lagu haayo dadka rayidka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.