Wararka nagasoo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegayo in madaxweynaha gobolka Gambella Gatluak Tut iyo kuxigeenkii Seany Akwor is casileen.

Is casilaada wuxuu yimiid shaan isha kadib markii ururka Gambella People Unity Democratic Movement (GPUDM) ay qabteen shir jara’iid kusabsan ariimaha gobolka Gambella iyo isbedeelka kasocdo guud ahaan Itoobiya.

Kacdoon culus ayaa kasocday gobolka Gambella bilooyinka udhambayay ay Shacabka uga soo horjeedsaday Mamuulka gobolka Gambella, taas oo sababay rabshado iyo dagaalo dhex maray shacabka iyo ciidamada ismamuulka Gambella.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.