Madaxweynaha Ismaamulka Axmaraada Gedu Andagrachew ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iscaslay taasi oo noqotay tillaabo lama filaan ah.

Waxaana sida lasheegay lagu Badalayaa Ambachew Mekonne oo kasoo jeeda Qowmiyada Amxarada.

Iscasilaada Madaxweynaha Axmaraada ayaa imaneysa iyadoo dalku uu ku jiro qalalaase siyaasadeed iyo kacdoon ay wadaan Qowmiyadaha kala duwaan oo ku dulman Gumaysiga Itoobiya

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.