Wararka nagasoo gaadhaya tuulada Busiya oo katirsan degmada Lagahida ee gobolka Nogob ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Oromada ee ka amarqaata kooxda OPDO ay xasuuq ugaysteen shacabka tuulada.

Maleeyshiyaadka ayaa xalay fiidkii weeraray tuulada iyaga oo dilay dad aad ubadan. Dhimashada ayaa maraysa 11 qoof, halka dhaawucu gaadhayo 19 ruux. Maleeshiyaadka Oromada ayaa mararhore sidanoo kale xasuuq gaystay shacab Ree Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.