Warar nagaa soo garaay gobolka Qorahay ayaa sheegaya Maleeyshiyad hubeysan ka soo dushay degmada Ceel Ogaden ayaa weerar kuso qaaday dad shacab oo aan waxba galabsan kusugaan tuulada Lasoole Oomane oo katirsan degmada Shilaabo ee gobolkaasi.
Siida ay sheegan dadka degaanka Maleeyshiyaad huneysan oo ka amar qaata Guddomiyaha degmada Ceel Ogaden ayaa weerar ku qaaday tuulada Lasoole Oomane, waxaana la sheegay in dhowr guri la gubay.
Colaadan oo muddo fog soo jiitameysay ayaa waxa ay salka ku haysaa arrimo la xariira aanoyin Qabil,
Gobolka Qorahay waxaa inta badan ku soo laa laabta dagaallo u dhexeeya qaar ka mid ah beelaha wada daga deegaanada gobolkaasi.
Warkan iyo wixi ka soo kordha kala soco Halgan Media.