Warhada nagasoo gaadhay magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in xalay laba qaybood oo kawada tirsan maleeyshiyaadka Liyuu Bolis isku layeen magalaada.

Koox uu watay duqa magalaada Wardheer ayaa rasaas kufuray koox kale oo utagay nin lagu magacaabo Shaanbal Dhagay. Hal nin ayaa kudhaawac may iska hor imaad kaasi.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.