Wararka nagaa soo gadhaay galbeedka gobolka Sitti ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Canfaarta shalay kuso duleen qabalaha Alaale oo katirsan degmada Cadayti iyo ku xasuqeen dad shacab oo aan waxba galabsaniin

Ilo degaanka ah oo la hadlay Halgan Media ayaa xaqijiyay in 15 qof oo u badeen xaween iyo caruur lagu dilaay weerarka, iyo 8 kale oo ku dhawaacmay

Halgan Media waxaay heshay qar kamid magacaayada dadka lagu dilay qabalaha Alaaale

  • Ciilmi Hassan Madane 
  • Cabillahi Khayad Biliye 
  • Hassan Maxamed Dirie 
  • Muuse Dixoid buuh 
  • Ibrahim Jamac Ali
  • Cismaan Roble 
  • Ciilmi Xussen Alaale 
  • Guleed Ciilmi 
  • Guleed humaad 
  • Farah Gelle 
  • Cismaan Wabeeri
  • Wabeeri Duur

Hoos ka Akhriso magacaayda dadka lagu dhawacaay weerarka.

  • Caage Migle 
  • Wacaays Gamiyay 
  • Xassan Ciraale 
  • Cismaan Darar 
  • Khayre Hassan 
  • Cadaawe Cilteere 
  • Xassan Maxamed 
  • Adeen Cismaan

8-da bil u dambeysay maleeyshiyaadka Canfaarta iyo Ciidamada ismamuulka Canfaarta ayaa weerar xoogan ku hayaay Shacabka Somalida ku dhaqaan galbeedka gobolka Siiti Iyo Mamuulka Mustafa Cagjar weli kama hadlin iskabaa dhaaf inay tilaabo ka Qadaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.