Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Canfaarta weerar kuso qadeen degmada Danlaheylay ee gobolka Fafaan.

ilo waredyo la kalson yahay ayaa idacaada Halgan Media u sheegay inay sakaay maleeyshiyaadka Canfaarta kasoo gudbeen xaduudka u dhaxaayso Somalida iyo Canfaarta, kadib ay weerar xoggan kuso qadaan shacabka Somalida oo aan waxba galabsanin.

Hal qof ayaa Ku dhintaay weerarka oo la yiradha Xassan Bu’aale Cali. Sii kastaba ha ahaatee waxaan ilaahay ka baryay inuu kala qaboojiyo dhiiga daadanaayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.