Warar hordhac ah oo gor dhow naga soo gaaray magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay Ku waramayan in wasiirka gashiindhiga Lemma Megersa laga qadaay xilka.

Iyadoo Lemma Megersa lagu bedelay Kene Yadeta. Weli lama shacin sababta Ka dambeysa xilka qaadista laga sameeye Lemme Megersa.

Dhinaca kale, duqa magalaada Addis Ababa Takela Uma waxaa loo magacabay Wasiirka macdaanta iyo khayradka, siido kale xeer ilaaliyaha Adanche Abiebe ayaa xilka laga qadaay, waxanaa lagu bedelay ku xigeenkeda Gedion Timothiwos.

Xiisad siyasadeed ay ka tagnaay dalka Itoobiya, kadib markii kacdoon xoogan lagu hor jeedo xukuumada Abiy Ahmed uu dalka ka Qarxay.

Halgan Media.